
Xidhitaankii kormeer Tababariyo iyo Aqoon isweydarsi Saxil
Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horumarinta magaalooyinka jsl15 December 2025 ·
Wasiirka Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horumarinta magaalooyinka jsl , Mudane Xasan Axmed Ducaale, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, ayaa magaalada Berbera si rasmi ah ugu soo xidhay shirka kormeerka, tababarka iyo aqoon-isweydaarsiga Degmooyinka Gobolka Saaxil.
Kulankan muhiimka ah oo socday laba maalmood ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadista aqoonta maamulka degmooyinka, horumarinta adeegyada, iyo lafa-guridda baahiyaha dhabta ah ee ka jira Degmooyinka Gobolka Saaxil si loo helo qorsheyaal wax ku ool ah oo horumarineed.
Wasiirka ayaa tilmaamay muhiimada ay leedahay xoojinta awoodda dawladaha hoose, wada-shaqaynta hay’adaha, iyo in si rasmi ah loo aqoonsado caqabadaha jira si looga jawaabo baahiyaha bulshada.
Wasaaraddu waxay ka go’an tahay horumar waara, maamul hufan, iyo adeegyo tayo leh oo gaadha dhammaan degmooyinka dalka.
-
WhatsApp Image 20251215 at 1.39.48 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.39.49 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.39.51 PM (1)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.39.51 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.39.52 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.39.53 PM (1)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.39.53 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.39.56 PM (1)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.39.56 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.39.57 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.28 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.29 PM (1)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.29 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.30 PM (1)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.30 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.31 PM (1)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.31 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.32 PM (1)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.32 PM (2)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.32 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.33 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.34 PM (1)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.34 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.35 PM (1)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.35 PM (2)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.35 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.36 PM (2)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.37 PM (1)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.37 PM (2)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.37 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.39 PM (1)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.39 PM (2)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.39 PMView -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.40 PM (1)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.40 PM (2)View -
WhatsApp Image 20251215 at 1.42.40 PMView
